TANI WAA GABADHA LOO DOORTEY QRUXDA AFRICA INEY U TARTANTO SACDIA MAXAMED OO GABAR SOMALIYEED AH


 Miss Somaliya Gabadhii ku guuleysatay quruxda gabdhaha Somalida ayaa sheegtay inay iska fileeysay inay iyada Noqon doonto gabadha Somaliya ugu quruxda badan.

“Ma seexan habeenkii aan ku guuleystay Miss Somaliya. Wey ila ahayd inaan kaalinta 1aad galayo. Hada waxan rabaa Miss Afrika inaan ku guuleysto” ayey tiri Sacdiya Maxamed

Post a Comment

Previous Post Next Post