Agriculture

Agriculture

Waa dhaqashada xoolaha iyo falida beeraha. waxaa jira wadamo badan oo  ku tiirsan waxsoo saarka dalaga kuwasoo ka hela dakhloogada inta ugu badan.

Somalida waa nomadic pastrolism waa xoolo dhaqato reer miya ah
Wax soo saarka beeraha waxaa jira meelo badan oo soomliya looga danbeyo

Faaidada Agricultureka?

1 waxaa laga helaa dhaqale aad ufara badan
2 waxaa ku nool dadkii iyo degaankii
3. Xoolihii ayaa cunaya markey abaari dhacdo
4 waa quruxda deeganka cafimadiyna faaidoyin ayey inoo leyihiin

Waxaa jira sanadadii ugu danbeysey niyad jab ku imaneyey bahda waxka beerata dalkeena somalia iyo iney badankood ka tana sulaan waxaana usababeyey hayadaha ku sugan somalia kuwasoo caqab ku ah beereleyda oo markii dalagoodu  soo go'i rabo ayey dalag bilaasha bixiyan hayaduhu waxana halkaa ka imanya werwer farabadan iyo in dhaqaalihii uu qorsheysty midka yar helayo
Marketing.suuq geyn.tanina waxey kenysaa inuu sooqi yarada iley dalgii sagoo iib aheen ayuu yala,

Wadanka India layirahdo waa wadan dadkiisa aad ubadn yihiin waxeyna ku tiirsan yihiin beeraha

Waxankula talin laha somalida waxksoo dhoofsta dibada iney joojiyan.
Raw matrial:alaabta ceerin ee laga kenyo dibada waxa somalida badnkood xanuuno iyo dhibatoyinkle so wajahan wana alaabta qasacadeysan ee dib loo shiilo ama loo kariyo

Dalkenu waxa uu leyhy kheyraad fara badan aan isku deyno inanka faideysano


Post a Comment

Previous Post Next Post